{"id":513880,"date":"2024-05-26T08:46:59","date_gmt":"2024-05-26T05:46:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513880"},"modified":"2024-05-26T08:46:59","modified_gmt":"2024-05-26T05:46:59","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kulan-casho-u-sameeyay-xubno-ka-socday-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-kenya-oo-kulan-casho-u-sameeyay-xubno-ka-socday-dowladda\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan casho u sameeyay xubno ka socday dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay mas\u2019uuliyiin ka socday Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay aqoon kororsi la xariira heerarka kala duwan ee maamulka dowliga ah u joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Marti-sharaf ka kala socotay Dowladaha Kenya ,Soomaaliya, Hay\u2019daha Qaramada Midoobay iyo Diblomaasiyin ayaa munaasabadda goobjoog ahaa, kaasi oo ujeedkiisu ahaa casho sharaf iyo sagootin .<\/p>\n<div class=\"jeg_block_heading jeg_block_heading_5 jeg_subcat_right\">\n<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa farriin dardaaran ah u jeediyay Mas\u2019uuliyiinta ka faa\u2019iideystay Aqoon kororsiga, waxaana uu mahadcelin balaaran ujeediyay dowlada kenya iyo Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay ee suurta geliyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Safiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay mas\u2019uuliyiin ka socday Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay aqoon kororsi la xariira heerarka kala duwan ee maamulka dowliga ah u joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marti-sharaf ka kala socotay Dowladaha Kenya ,Soomaaliya, Hay\u2019daha Qaramada Midoobay iyo Diblomaasiyin ayaa munaasabadda goobjoog ahaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":513881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513880","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513882,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513880\/revisions\/513882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}