{"id":513855,"date":"2024-05-25T13:46:35","date_gmt":"2024-05-25T10:46:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513855"},"modified":"2024-05-25T13:47:54","modified_gmt":"2024-05-25T10:47:54","slug":"madax-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-oo-shir-muhiim-ah-ugu-qayb-galaya-dalka-nayjeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-hayadda-socdaalka-oo-shir-muhiim-ah-ugu-qayb-galaya-dalka-nayjeeriya\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan hay\u2019adda socdaalka oo shir muhiim ah ugu qayb galaya dalka Nayjeeriya"},"content":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya uga qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo socday muddo sadax maalmood ah.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu soo qaban qaabiyay Urur goboleedka IGAD ayay u jeeddadiisu ahayd in dowladaha IGAD xubnaha ka ah ee ka qeybgalaya ay xog is-dhaafsi iyo khibrad wadaag la yeeshaan dowladaha xubanaha ka ah bulshada dhaqaalaha ee dowlaha Galbeedka Afrika loona soo gaabiyo (ECOWAS).<\/p>\n<p>Xubnaha metelayay dowladaha xubnaha ka ah IGAD ayaa fursad loo siiyay in ay wax ka ogaadaan waayo-aragnimada ECOWAS ee dhinacyada hirgelinta siyaasadaha gobolka, dejinta qaab-dhismeedka dhaqdhaqaaqa xorta ah ee dadka , dhaqaalaha iyo hannaanka loo maamulo socdaalka xorta ah.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda Socdaalka ayaa kaalin firfircoon ka qaatay kulamada iyo shirarka, kuwaas oo khibrada la isku dhaafsaday isla markaana looga wada hadlay mowduucyo ay ka mid yihiin habaynta hay&#8217;adaha iyo qaab dhismeedka socdaalka gobolka ee ECOWAS iyo IGAD, qaab-dhismeedka siyaasadda socdaalka gobolka ee Galbeedka iyo Bariga Afrika iyo hirgelinta nidaamyada dhaqdhaqaaqa xorta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Mas\u2019uuliyiin ka tirsan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya uga qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo socday muddo sadax maalmood ah. Kulanka oo uu soo qaban qaabiyay Urur goboleedka IGAD ayay u jeeddadiisu ahayd in dowladaha IGAD xubnaha ka ah ee ka qeybgalaya ay xog is-dhaafsi iyo khibrad wadaag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513857,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513855\/revisions\/513857"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}