{"id":513853,"date":"2024-05-25T13:30:20","date_gmt":"2024-05-25T10:30:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513853"},"modified":"2024-05-25T13:30:20","modified_gmt":"2024-05-25T10:30:20","slug":"maxkamada-gobolka-banaadir-oo-xukuno-kala-duwan-ka-soo-saartay-saraakiil-ku-eedaysanaa-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamada-gobolka-banaadir-oo-xukuno-kala-duwan-ka-soo-saartay-saraakiil-ku-eedaysanaa-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukuno kala duwan ka soo saartay Saraakiil ku Eedaysanaa Musuq maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Xukunka 12 Eedaysane oo ka tirsanaa Haya&#8217;addaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sida Haya&#8217;adda Socdaalka &amp; Jinsiyadaha, Wasaaradda Maaliyadda iyo Banka dhexe.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa wax dambi ah ku waydsy Eedaysanayaasha kala ah.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimihii hore ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimihii hore ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda<\/p>\n<p>Agaasimihii Canshuurta Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Muxiyadiin Xasan Jurus (Muxiyadiin Saabey)<\/p>\n<p>Cabdalla Maxamed Axmed ka tirsanaa Haya&#8217;adda socdaalka<\/p>\n<p>cusmaan Xasan Cosoble ka tirsan Haya&#8217;adda socdaalka<\/p>\n<p>Cabdikaafi Xasan Maxamed kana tirsanaa Haya&#8217;adda Socdaalka<\/p>\n<p>Jacfar Maxamed Axmed kana tirsan wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>Maxakamadda ayaa wax dambi ah ku wayday Eedaysanayaashan waxayna hay&#8217;adihii ay ka tirsanaayeen amartay in dib loogu fasaxo xuquuqihii laga xayiray intii ay socotay dacwadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxkamada ayaa xukuno kala duwan ku riday Eedaysanayaasha kala ah.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Axmed ka tirsan Haya&#8217;adda Socdaalka waxay maxkamadu ku xukuntay 4 sano oo xadhig ah.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamed Cali( Caadle) kana tirsan haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha 4 sanno oo xadhig ah iyo in aanu qaban karin wax xil dowladeed ah si joogto ah.<\/p>\n<p>Abuukar Xasan Aadan ka tirsan Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha waxay Maxkamadu ku xukuntay 4 Sanno oo xadhig ah<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Nageeye kana tirsan Haya&#8217;adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha waxay maxkamaddu ku xukuntay 2 sanno oo xadhig ah.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Daahir Weheliye kana tirsan Banka dhexe ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah iyo in aanu qaban karin xil dowladeed si joogto ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Xukunka 12 Eedaysane oo ka tirsanaa Haya&#8217;addaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sida Haya&#8217;adda Socdaalka &amp; Jinsiyadaha, Wasaaradda Maaliyadda iyo Banka dhexe. Maxkamada ayaa wax dambi ah ku waydsy Eedaysanayaasha kala ah. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimihii hore ee Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cabdulqaadir Cilmi Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":507469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513853\/revisions\/513854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}