{"id":513822,"date":"2024-05-24T09:52:36","date_gmt":"2024-05-24T06:52:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513822"},"modified":"2024-05-24T09:56:00","modified_gmt":"2024-05-24T06:56:00","slug":"taliyaha-boliiska-oo-tababar-u-soo-xiray-askar-dhameysatay-barashada-fanka-muusikada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-boliiska-oo-tababar-u-soo-xiray-askar-dhameysatay-barashada-fanka-muusikada\/","title":{"rendered":"Taliyaha Boliiska oo tababar u soo xiray askar dhameysatay barashada fanka Muusikada"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S\/Guuto Sulub axmed Firin ayaa tababar u soo Xiray 70 Askari oo Ka mid noqon doona qeybta hab maamuuska ee Baandada muusikada.<\/p>\n<p>Taliyaha oo sallaan ka qaatay ciidankaasi loo tababaray fanka muusikada ayaa tusay kooxdaan in ay yihiin kuwo u xilsaaran wayigalinta ciidanka iyo bulshada,sidaa aawadeedna loo baahan yahay in ay si daacad ah ugu shaqeeyaan qaranka.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S\/Guuto Sulub axmed Firin waxa uu kula dardaarmay in la ilaaliyo qalabka muusikada oo ah hanti qaran,isla matrkaana loo hoggaansamo shuruucda dalka iyo awaamiirta madaxda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-513826 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar-1024x536.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar-1024x536.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar-300x157.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar-768x402.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar-860x450.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/askar.png 1121w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S\/Guuto Sulub axmed Firin ayaa tababar u soo Xiray 70 Askari oo Ka mid noqon doona qeybta hab maamuuska ee Baandada muusikada. Taliyaha oo sallaan ka qaatay ciidankaasi loo tababaray fanka muusikada ayaa tusay kooxdaan in ay yihiin kuwo u xilsaaran wayigalinta ciidanka iyo bulshada,sidaa aawadeedna loo baahan yahay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513824,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513822","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513822"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513827,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513822\/revisions\/513827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}