{"id":513796,"date":"2024-05-23T18:43:18","date_gmt":"2024-05-23T15:43:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513796"},"modified":"2024-05-23T18:43:18","modified_gmt":"2024-05-23T15:43:18","slug":"ciidanka-xoogga-oo-hawlgalo-ka-fuliyey-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-hawlgalo-ka-fuliyey-deegaano-ka-tirsan-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano ka tirsan Gobalka Baay oo Ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Caruurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.<\/p>\n<p>Waxaana Howlgalka Hogaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaaliyeed X\/le Ahmed maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana laga Fuliyey Degaanada kala ah<br \/>\nHowlaha Guud &#8216; Barbaar Eesi Warta Yarey iyo Degaanka Mooro Bus oo Isku Xira Wadooyinka Gobalada Baay Bokool iyo Gado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baay(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano ka tirsan Gobalka Baay oo Ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Caruurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah. Waxaana Howlgalka Hogaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaaliyeed X\/le Ahmed maxamed nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":513797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513796","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513798,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513796\/revisions\/513798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}