{"id":513737,"date":"2024-05-23T11:50:41","date_gmt":"2024-05-23T08:50:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513737"},"modified":"2024-05-23T12:06:06","modified_gmt":"2024-05-23T09:06:06","slug":"qaramada-midoobay-oo-liiska-cunaqabateynta-ku-dartay-3-xubnood-oo-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-liiska-cunaqabateynta-ku-dartay-3-xubnood-oo-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo liiska cunaqabateynta \u00a0ku dartay 3 xubnood oo khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go\u2019aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan Talaadadii ka soo baxay golahaasi.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ayaa lagu sheegay in saddexda hoggaamiye lagu daray liiska cunaqabateynta ee hoos yimaada Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2713.<\/p>\n<p>Bayaanku waxa uu intaa ku daray in kuwa la cunaqabateeyey loo diidi doono in ay helaan lacag, isla markaana lagu soo rogi doono \u00a0xayiraad dhanka socdaalka ah.<\/p>\n<p>Ergada Joogtada ah ee Ingiriiska UK u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii sheegay in go\u2019aankan uu yimid kadib codsiyo uga yimid Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab waa Argagixiso rabshado badan, oo mas\u2019uul ka ah dhimashada rayidka, hawl-wadeennada, shaqaalaha gargaarka iyo suxufiyiinta, waana in lala xisaabtamo,\u201d ayaa lagu yiri bayaankaasi.<\/p>\n<p>Sadexda nin ee lagu daray liiska cunaqabateynta golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa kala ah:-<\/p>\n<p>1-Abdukadir Mohamed Abdukadir \u00a0oo ahaa Hogamiyaha sare oo Al-Shabaab ah.<\/p>\n<p>2- Mohamed \u00a0Mire oo khawaarijta u qaabilsanaa ururinta Zakada;<\/p>\n<p>3- Mohamed\u00a0 Cumar Mohamed \u00a0oo haa waaliga kooxda Al-Shabaab ee Diinsoor<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo markii labaad loo doortay talada dalka ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay\u00a0 in dagaal adag lala galo kooxaha khawaarijta,isla markaana laga ciribtiro gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go\u2019aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan Talaadadii ka soo baxay golahaasi. War saxaafadeed ayaa lagu sheegay in saddexda hoggaamiye lagu daray liiska cunaqabateynta ee hoos yimaada Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2713. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513737","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513737"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513743,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513737\/revisions\/513743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}