{"id":513678,"date":"2024-05-22T17:44:29","date_gmt":"2024-05-22T14:44:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513678"},"modified":"2024-05-22T17:44:29","modified_gmt":"2024-05-22T14:44:29","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-wasaaradda-ku-qaabilay-safiirka-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-wasaaradda-ku-qaabilay-safiirka-ruushka\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhigga oo wasaaradda ku qaabilay safiirka Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay xoojinta dadaalada socda iyo taageerada dowladda Ruushka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka go\u2019antahay in guud ahaan dalka laga ciribtiro kooxda Khawaarijta ee dhibaatada ku haya shacabka Soomaliyeed iyo guud ahaan Gobolka isaga oo adkeeyay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay taageerada saaxiibada caalamka ee ku aaddan gacan siinta arrimaha la xariira dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo dib u dhiska iyo qalabeynta Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Mikhail Golovanov ayaa dhankiisa dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadiyay sida isku duubnida ah ee ay u wajaheen in ay dalkooda ka ciribtiraan kooxaha nabad diidka isaga oo sheegay in ay Ruushka ka go\u2019antahay taageerada Soomaaliya<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-513679\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9970-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-513682\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/005A9980-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa kala hadlay xoojinta dadaalada socda iyo taageerada dowladda Ruushka ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Wasiirka ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka go\u2019antahay in guud ahaan dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":513682,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513683,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513678\/revisions\/513683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}