{"id":513667,"date":"2024-05-22T14:53:28","date_gmt":"2024-05-22T11:53:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513667"},"modified":"2024-05-22T14:53:28","modified_gmt":"2024-05-22T11:53:28","slug":"soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-gaadiidka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta gaadiidka"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa Maanta, kulan laqaadatay Dhigeeda\u00a0 Wasiiirka Gaadiidka Dalka Boqortooyada\u00a0 Sucuudi Carabiya waxayna kulanka diiradda ku saareen sare u qaadida iskaashiga, horumarinta, khibrad wadaaga iyo arrimaha kale ee mudnaanta leh ee labada Wadan.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa qayb ka ahaa shirar dooceedyo iskaashi oo ay Wasiir Fardowsa la yeelanayso Wasiirrada iyo wakiillada kale ee ka qaybgalaya shirwaynaha mustaqbalka Duulimaadyada oo sannadkan isku keenay in ka badan madaxda 150 dal kaas oo ka socda Magalada Riyaad Dalka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaaliya ayaa ku soo Bandhigaya Shirarka Caalamka ee looga Hadlayo Gaadiidka\u00a0 Doorkeeda Hormarinta Duulista iyo Hawada tasoo Hortabinta koobaad u ah Xukuumadda Danqaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa Maanta, kulan laqaadatay Dhigeeda\u00a0 Wasiiirka Gaadiidka Dalka Boqortooyada\u00a0 Sucuudi Carabiya waxayna kulanka diiradda ku saareen sare u qaadida iskaashiga, horumarinta, khibrad wadaaga iyo arrimaha kale ee mudnaanta leh ee labada Wadan. Kulankan ayaa qayb ka ahaa shirar dooceedyo iskaashi oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513667","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513669,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513667\/revisions\/513669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}