{"id":513663,"date":"2024-05-22T14:41:30","date_gmt":"2024-05-22T11:41:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513663"},"modified":"2024-05-22T15:20:43","modified_gmt":"2024-05-22T12:20:43","slug":"dowlado-ka-mid-ah-midowga-yurub-oo-aqoonsaday-dowlad-ay-yeelato-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlado-ka-mid-ah-midowga-yurub-oo-aqoonsaday-dowlad-ay-yeelato-falastiin\/","title":{"rendered":"Dowlado ka mid ah midowga Yurub oo aqoonsaday dowlad ay yeelato Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Madrid-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaarayaasha dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa sheegay in ay aqoonsanayaan dowlad madax bannaan oo ay yeelato Falastiin.<\/p>\n<p>Simon Haries, Ra\u2019iisul Wasaaraha Ireland, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Spain, Perdo Sanchez iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Norway Jonas Gahr Store oo la hadlay Saxaafadda ayaa si wada jir ah u shaaciyay aqoonsigooda dowladda Falastiin.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaashan ayaa sheegay in 28-ka bishan ay si buuxda ugu dhowaaqi doonaan aqoonsigooda Falastiin, iyagoo taageero dheeri ah u raadinaya hindasahooda ay ku aqoonsanayaan dowlad ay yeelato Falastiin.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarayaashan ayaa waxay sheegeen in xalka keliya ee lagu heli karo nabad ka dhalata Bariga dhexe uu yahay in la helo laba dowladood oo is barbar yaal oo ay leeyihiin Falastiin iyo Isra\u2019il.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dowladda Turkiga oo ka tirsan Gaashaanbuurta NATO ayaa soo dhoweysay go\u2019aanka Saddexdan Ra\u2019iisul Wasaare ee lagu aqoonsanayo dowlad ay yeelato Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madrid-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaarayaasha dowladaha Norway, Spain iyo Ireland ayaa sheegay in ay aqoonsanayaan dowlad madax bannaan oo ay yeelato Falastiin. Simon Haries, Ra\u2019iisul Wasaaraha Ireland, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Spain, Perdo Sanchez iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Norway Jonas Gahr Store oo la hadlay Saxaafadda ayaa si wada jir ah u shaaciyay aqoonsigooda dowladda Falastiin. Hoggaamiyeyaashan ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513663","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513663"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513663\/revisions\/513675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}