{"id":513656,"date":"2024-05-22T13:24:33","date_gmt":"2024-05-22T10:24:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513656"},"modified":"2024-05-22T13:24:36","modified_gmt":"2024-05-22T10:24:36","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-booqday-xarunta-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-booqday-xarunta-sodma\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta SoDMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani\u2019aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe ee hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha hay\u2019adda Maxamuud Macallin Cabdulle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay\u2019adda, saameynta taban ee is-beddelka cimilladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta Laly oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland.<\/p>\n<p>Kulankan xog-siinta iyo soo dhaweynta ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda, la-taliyayaal iyo marti-sharaf heerkeedu sarreeyo, wuxuuna Madaxweynahu si weyn u bogaadiyay howlaha hay\u2019addu u heyso dadka Soomaaliyeed ee nugul, isagoo ka mahadceliyay arrimaha samafal ee ka socda degaannada Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani\u2019aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe ee hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha hay\u2019adda Maxamuud Macallin Cabdulle. Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay\u2019adda, saameynta taban ee is-beddelka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513656","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513656\/revisions\/513658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}