{"id":513653,"date":"2024-05-22T13:17:26","date_gmt":"2024-05-22T10:17:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513653"},"modified":"2024-05-22T13:17:56","modified_gmt":"2024-05-22T10:17:56","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-ka-qeybgalay-shirka-sanadlaha-ah-ee-hayadaha-maaliyadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-ka-qeybgalay-shirka-sanadlaha-ah-ee-hayadaha-maaliyadda-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hay\u2019adaha Maaliyadda Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay\u2019adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Shirkaan oo labo maalin ah ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha horumarinta Maaliyadda dalalka Carabta, iskaashiga dhaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha jira.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa inta uu ka qeyb galayo shirkaan waxa uu sidoo kale kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa Madaxda Dalalka iyo kuwa Hey\u2019adaha Maaliyadda Carabta ee wadashaqeynta ay kala dhaxayso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay\u2019adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar. Shirkaan oo labo maalin ah ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha horumarinta Maaliyadda dalalka Carabta, iskaashiga dhaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha jira. Wasiirka Maaliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513655,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513653\/revisions\/513655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}