{"id":513620,"date":"2024-05-21T16:27:59","date_gmt":"2024-05-21T13:27:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513620"},"modified":"2024-05-21T16:27:59","modified_gmt":"2024-05-21T13:27:59","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-bogaadiyey-hawlaha-hayadda-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-bogaadiyey-hawlaha-hayadda-sodma\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur Galbeed oo bogaadiyey hawlaha hay\u2019adda SoDMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay\u2019addda SoDMA, ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay Muqdisho u joogay howlo Qaran iyo kuwo heer maamul.<\/p>\n<p>Hoggaanka hay\u2019adda oo ay wehliyaan agaasimayaal iyo la-taliyayaal sare ayaa Madaxweynaha la wadaagay howlaha SoDMA, halka looga warbixiyay duufaanta laga cabsi qabo ee Laly, lana saadaalinayo in ay waxyeello ka geysan karto Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa si weyn u bogaadiyay howsha adag ee hay\u2019addu u heyso shacabka Soomaaliyeed, isagoo si gaar ah uga mahadceliyay dadaallada bani\u2019aadannimo ee SoDMA ka waddo degaannada maamulka KGS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay\u2019addda SoDMA, ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay Muqdisho u joogay howlo Qaran iyo kuwo heer maamul. Hoggaanka hay\u2019adda oo ay wehliyaan agaasimayaal iyo la-taliyayaal sare ayaa Madaxweynaha la wadaagay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":513621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513620","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513620\/revisions\/513622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}