{"id":513594,"date":"2024-05-21T14:14:23","date_gmt":"2024-05-21T11:14:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513594"},"modified":"2024-05-22T07:57:59","modified_gmt":"2024-05-22T04:57:59","slug":"duqa-muqdisho-oo-daah-furay-barnaamijka-qorshaha-farsamo-ee-xal-u-helidda-barakacayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-daah-furay-barnaamijka-qorshaha-farsamo-ee-xal-u-helidda-barakacayaasha\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helidda Barakacayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helidda Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, xafiiska QM ee Soomaaliya iyo Hey\u2019adda IOM.<\/p>\n<p>Madashaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada G\/Banaadir, Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ahna U-qeybsanaha Howlaha Bani\u2019aadannimada Mudane George Conway, He\u2019adda IOM iyo xubno farsamo oo ka socday Wasaaradda Qorsheynta XFS, ayaa lagu kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhigayaa sidii loo taageeri lahaa Xafiiska Xalka Waara (DSU) ee Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay sidii xalwaara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir sidii ay u heli lahaayeen xuquuqaadka aasaasiga ah oo ay ka mid tahay, Waxbarasho, Caafimaad, Deegaameyn iyo in shaqo abuur loo sameeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshaha Farsamo ee xal-u-helidda Barakacayaasha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, xafiiska QM ee Soomaaliya iyo Hey\u2019adda IOM. Madashaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada G\/Banaadir, Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513594","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513594"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513596,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513594\/revisions\/513596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}