{"id":513585,"date":"2024-05-21T13:58:55","date_gmt":"2024-05-21T10:58:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513585"},"modified":"2024-05-21T13:58:59","modified_gmt":"2024-05-21T10:58:59","slug":"guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-qaabbilay-safiirka-cusub-ee-dowladda-turkiga-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-qaabbilay-safiirka-cusub-ee-dowladda-turkiga-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo qaabbilay Safiirka Cusub ee dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Cusub ee dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Alper Akta\u015f.<\/p>\n<p>Kulanka oo ku saabsanaa isbarasho iyo soo dhowayn ayaa sidoo kale Guddoomiyaha iyo Safirku intuu uu kulanku socday isla soo qaadeen xiriirka u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii adkayn lahaa.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa dowladda Turkiga uga mahad celiyay taageerada joogtada ah iyo mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka hir-geliyeen, wuxuuna safiirka ku booriyay in uu sii laba jibaaro xiriirkaas walaaltinimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Cusub ee dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Alper Akta\u015f. Kulanka oo ku saabsanaa isbarasho iyo soo dhowayn ayaa sidoo kale Guddoomiyaha iyo Safirku intuu uu kulanku socday isla soo qaadeen xiriirka u dhexeeya labada dal ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513587,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513585\/revisions\/513587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}