{"id":513565,"date":"2024-05-21T11:27:56","date_gmt":"2024-05-21T08:27:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513565"},"modified":"2024-05-21T11:27:56","modified_gmt":"2024-05-21T08:27:56","slug":"duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-emaaraatka-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-qaabbilay-danjiraha-emaaraatka-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo qaabbilay danjiraha Emaaraatka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Dr. Axmed Jumca Al-Rumeysi.<\/p>\n<p>Labada Mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta labada dhinac, sii wadida arrimaha gar\u2019aarka oo ay Dowladda Imaaraatka gacan weyn ka geysato iyo sidii Mashaariic horumarineed loogu fulin lahaa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Dowladda Imaaraatka Carabta uga mahad celiyay kaalintooda ku aadan garab istaaga Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isutaga Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Dr. Axmed Jumca Al-Rumeysi. Labada Mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta labada dhinac, sii wadida arrimaha gar\u2019aarka oo ay Dowladda Imaaraatka gacan weyn ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513567,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513565\/revisions\/513567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}