{"id":513516,"date":"2024-05-20T15:19:29","date_gmt":"2024-05-20T12:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513516"},"modified":"2024-05-20T15:28:13","modified_gmt":"2024-05-20T12:28:13","slug":"maxkamadda-dambiyada-icc-oo-codsatay-in-la-soo-xiro-hoggaamiyayaasha-israel-iyo-xamaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-dambiyada-icc-oo-codsatay-in-la-soo-xiro-hoggaamiyayaasha-israel-iyo-xamaas\/","title":{"rendered":"Dacwad-ogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro hoggaamiyayaasha Israel iyo Xamaas"},"content":{"rendered":"<p>Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa codsaday in la soo xiro Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka Difaaca Yoav Gallant, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay maxkamaddaasi.<\/p>\n<p>Madaxa dacwad oogaha Maxkamada ICC Karim Khan ayaa sheegay inay jiraan sababo macquul ah oo lagu aamini karo Netanyahu iyo Gallant inay qaadeen mas&#8217;uuliyadda dambiyada dagaal oo ka dhan ah aadanaha.<\/p>\n<p>Maxkamada ICC ayaa sidoo kale dalbatay in la soo xiro seddex ka mid ah hogaamiyayaasha Xamaas, kuwaas oo kala ah hoggaamiyaha Xamas Ismail Haniyeh,Yahya Sinwar iyo \u00a0Mohammed Diab Ibrahim Al-Masri (Deif) .<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa dishay ugu yaraan 35,456 qof oo u badan caruur iyo haween -,iyagoo dhaawacay\u00a0 in ka badan 79,476 ruux<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa codsaday in la soo xiro Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka Difaaca Yoav Gallant, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay maxkamaddaasi. Madaxa dacwad oogaha Maxkamada ICC Karim Khan ayaa sheegay inay jiraan sababo macquul ah oo lagu aamini karo Netanyahu iyo Gallant inay qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513516","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513516"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513524,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513516\/revisions\/513524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}