{"id":513450,"date":"2024-05-19T18:57:00","date_gmt":"2024-05-19T15:57:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513450"},"modified":"2024-05-19T18:57:00","modified_gmt":"2024-05-19T15:57:00","slug":"ciidanka-booliiska-oo-soo-xiray-dhallinyaro-baraha-bulshadda-ku-baahinayay-farriimo-kicinaya-colaad-dadweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-booliiska-oo-soo-xiray-dhallinyaro-baraha-bulshadda-ku-baahinayay-farriimo-kicinaya-colaad-dadweyne\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo soo xiray dhallinyaro baraha bulshadda ku baahinayay farriimo kicinaya colaad dadweyne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa howlgal Muqdisho ka socday 24 saacadood ku soo xiray dhalinyaro isugu jirta gabdho iyo wiilal, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada, gaar ahaan TikTok ka waday kicin bulsho.<\/p>\n<p>Tirada dhalinyarada la soo xiray ayaa ah 21 qof, kuwaas oo bulshada dhaxdeeda ka waday \u201canshax xumo iyo kala qoqob\u201d sida lagu sheegay qoraalka booliska.<\/p>\n<p>Baaritaan ku saabsan kiisaska loo heysto dhalinyaradaan ayuu bilaabay Booliska Soomaaliya, si looga gun gaaro, cida soo abaabushay falalka ay ku kaceen dhallinyaradaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa looga digayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda iyo hareeraheeda in ay ka fogaadaan falalka anshax xumada ah, hadalada kicinaya bulshada iyo aflagaadada muwaadiniinta,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa howlgal Muqdisho ka socday 24 saacadood ku soo xiray dhalinyaro isugu jirta gabdho iyo wiilal, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada, gaar ahaan TikTok ka waday kicin bulsho. Tirada dhalinyarada la soo xiray ayaa ah 21 qof, kuwaas oo bulshada dhaxdeeda ka waday \u201canshax xumo iyo kala qoqob\u201d sida lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":513452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1255],"class_list":{"0":"post-513450","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidanka-booliiska-oo-soo-xiray-dhallinyaro-baraha-bulshadda-ku-baahinayay-farriimo-kicinaya-colaad-dadweyne"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513453,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513450\/revisions\/513453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}