{"id":513429,"date":"2024-05-19T16:54:16","date_gmt":"2024-05-19T13:54:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513429"},"modified":"2024-05-19T16:54:16","modified_gmt":"2024-05-19T13:54:16","slug":"madaxweynaha-jubbaland-iyo-guddoomiyaha-heyadda-sodma-oo-yeeshay-kulan-diirada-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-iyo-guddoomiyaha-heyadda-sodma-oo-yeeshay-kulan-diirada-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddoomiyaha hey&#8217;adda SoDMA\u00a0 oo yeeshay kulan diirada lagu saaray xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud \u00a0Macalin Cabdulle ayaa kulan diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani\u2019aadannimo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaran u yimid Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa si weyn loogu gorfeeyay saameynta ka dhalan karta roobabka da\u2019aya, raadadki El-nino iyo sidii ay hay\u2019adda SoDMA gargaar ula gaari laheed gobalka Gedo oo fatahaadihii sanadki hore wax-yeello xooggan gaarsiiyeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland Md Axmed Maxamed Islaam ayaa Hay\u2019adda SoDMA iyo hoggaankeeda ugu mahad-celiyay howlaha ballaaran ee hay\u2019addu dalka ka waddo, gaar ahaan howlaha bani\u2019aadannimo ee ay ka fulisay degaannada maamulkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-513430\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-1-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-513431\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Madaxweynaha-Jubbaland-iyo-Guddoomiyaha-heyadda-SoDMA-oo-yeeashay-kulan-diiradda-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan-2-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka mudane Maxamuud \u00a0Macalin Cabdulle ayaa kulan diiradda lagu saaray xaaladaha taagan ee bani\u2019aadannimo la qaatay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galka shirka Golaha Wadatashiga Qaran u yimid Muqdisho. Kulanka ayaa si weyn loogu gorfeeyay saameynta ka dhalan karta roobabka da\u2019aya, raadadki El-nino iyo sidii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":513431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1253],"class_list":{"0":"post-513429","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweynaha-jubbaland-iyo-guddoomiyaha-heyadda-sodma-oo-yeeshay-kulan-diirada-lagu-saaray-xaaladaha-baniaadannimo-ee-taagan"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513433,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513429\/revisions\/513433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}