{"id":513372,"date":"2024-05-18T14:26:33","date_gmt":"2024-05-18T11:26:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513372"},"modified":"2024-05-18T14:27:05","modified_gmt":"2024-05-18T11:27:05","slug":"wasiirka-amniga-gudaha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-gudaha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail &#8211; Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka Ciidanka Booliiska iyo Wasiirrada Amniga ee Dowlad Goboleedyada, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha ayaa u tagey Dhuusamareeb shirka sanadlaha ah ee wadatashiga horumarka amniga, kaas oo ay ka qeyb galayaan Wasaaradadaha Amniga iyo Talisyada Booliiska dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Shirka oo furmaya maalinta berri ah, ayaa waxaa lagu soo bandhigayaa, isla markaana looga wadatashanayaa arrimaha hortebinta u leh horumarka amniga, xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha, iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulan horudhac ah la qaatay Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheekh Ismail &#8211; Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye-kuxigeenka Ciidanka Booliiska iyo Wasiirrada Amniga ee Dowlad Goboleedyada, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug. Wasiirka Amniga Gudaha ayaa u tagey Dhuusamareeb shirka sanadlaha ah ee wadatashiga horumarka amniga, kaas oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":513373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513372","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513372"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513375,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513372\/revisions\/513375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}