{"id":513310,"date":"2024-05-17T14:08:47","date_gmt":"2024-05-17T11:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513310"},"modified":"2024-05-17T14:08:47","modified_gmt":"2024-05-17T11:08:47","slug":"lataliyaha-amniga-qaranka-awooddii-khawaarijta-hoos-ayeey-u-dhacday-waxaana-gaaray-jab-aysan-kasoo-kaban-karin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-awooddii-khawaarijta-hoos-ayeey-u-dhacday-waxaana-gaaray-jab-aysan-kasoo-kaban-karin\/","title":{"rendered":"Lataliyaha Amniga Qaranka &#8220;Awooddii Khawaarijta hoos ayeey u dhacday waxaana gaaray jab aysan kasoo kaban karin&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo u waramayey warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la joogo waqtigii shabaab ay isu-dhiibi lahaayeen dowladda Soomaaliyeed oo horay cafis ugu fidisay kooxaha khawaarijta ee diinta u fahmay sida qaldan.<\/p>\n<p>La taliyaha ayaa xusay in labadii sano ee u dambeysay ciidamada dowladda oo gacan ka hehelay kacdoonka shacabka ay dagaal adag la galeen khawaarijta,isla markaana ay burburiyeen awooddi ay lahaayeen kooxdaasi.<\/p>\n<p>Lataliyaha Amniga Qaranka waxa uu ku taliyay in laga faa\u2019ideysto cafiska madaxweynaha dalka ee ku baaqaya in koxda Al-Shabaab ay hubka dhigaan,isla markaana ay ku biiraan bulshada Soomaaliyeed eek u howlan horumarka dalkooda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha nabad-diidka ah,isla markaana dalka loogu soo celin lahaa nidaamka iyo kala dambeyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo u waramayey warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la joogo waqtigii shabaab ay isu-dhiibi lahaayeen dowladda Soomaaliyeed oo horay cafis ugu fidisay kooxaha khawaarijta ee diinta u fahmay sida qaldan. La taliyaha ayaa xusay in labadii sano ee u dambeysay ciidamada dowladda oo gacan ka hehelay kacdoonka shacabka ay dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513311,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513310\/revisions\/513311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}