{"id":513278,"date":"2024-05-17T09:39:40","date_gmt":"2024-05-17T06:39:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513278"},"modified":"2024-05-17T12:23:17","modified_gmt":"2024-05-17T09:23:17","slug":"ciidamo-daraawiish-ah-oo-ku-baxay-shaqaaqooyin-ka-jira-tuullooyin-dhaca-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamo-daraawiish-ah-oo-ku-baxay-shaqaaqooyin-ka-jira-tuullooyin-dhaca-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidamo Daroo ku baxay shaqaaqooyin ka jira tuullooyin dhaca SH\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada Daraawiish u diray gobolka Sh\/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin hoostaga deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka\u00a0 Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska S\/Guuto Sulub Axmed Firin oo la hadlay ciidankaasi Daraawiishta ah ayaa kula dardaarmay in la sugo nabadgelyada deegaankaasi,isla markaana ay u howlgalaan ilaalinta badqabka muwaadinka.<\/p>\n<p>Taliyaha waxa uu carabka ku adkeeyay in la qabto cid kasta oo u hoggaansami weyda amarkooda,lana\u00a0 qabto dadka nabad-diidka ah ee ku dhexjira bulshada.<\/p>\n<p>Ciidamadaan ayaa ku biiri doona kuwo kale oo ka howlgala deegaankaasi,kuwaas oo si wadajir ah u wajihi doona xakameynta colaad u dhaxeysa laba beel iyo sidii loo soo celin lahaa amniga halkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-513285 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2-1024x528.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2-1024x528.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2-300x155.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2-768x396.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2-860x444.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/darw-2.png 1210w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada Daraawiish u diray gobolka Sh\/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin hoostaga deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka\u00a0 Sh\/Dhexe. Taliyaha Ciidanka Boliiska S\/Guuto Sulub Axmed Firin oo la hadlay ciidankaasi Daraawiishta ah ayaa kula dardaarmay in la sugo nabadgelyada deegaankaasi,isla markaana ay u howlgalaan ilaalinta badqabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513278","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513278"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513278\/revisions\/513307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}