{"id":513275,"date":"2024-05-17T09:06:40","date_gmt":"2024-05-17T06:06:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513275"},"modified":"2024-05-17T13:18:48","modified_gmt":"2024-05-17T10:18:48","slug":"qaramada-midoobay-oo-ka-hadashay-dhaqaalaha-dunida-iyo-caqabadaha-kale-ee-weli-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-ka-hadashay-dhaqaalaha-dunida-iyo-caqabadaha-kale-ee-weli-jira\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo ka hadashay kororka dhaqaalaha dunida iyo caqabadaha weli taagan"},"content":{"rendered":"<p>Dhaqaalaha adduunku wuu soo hagaagayaa laakiin caqabadaha heerka dulsaarka, arrimaha sii jira ee deynta, xiisadaha juqraafiyeed iyo khataraha cimilada ee sii xumaanaya ayaa ah kuwo weli jira , sida lagu sheegay warbixin ay dhowaan soo saartay Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Warbixintaan oo cinwaan looga dhigay xaaladda dhaqaalaha adduunka iyo rajada laga filayo badhtamaha sannadka 2024-ka, waxa ay tilmaamayaan in waddamada waaweyn ay ku guulaysteen inay ka fogaadaan hoos-u-dhaca ba\u2019an ee xagga\u00a0 dhaqaalaha, isla markaana ay ku guulaysteen inay xakameeyaan sicir-bararka iyo kororka shaqo la\u2019aanta.<\/p>\n<p>Kobaca dhaqaalaha adduunka ayaa la saadaalinayaa inuu sanadkaan ka sareeyo 2.7% marka loo eego qiyaasihii hore ee la sameeyay bishii la soo dhaafay ee Janaayo, iyadoo la filan karo koror dheeri ah oo gaaraya 2.8% sanadka 2025.<\/p>\n<p>Attintaan waxaa loo aaneynayaa aragtida wanaagsan ee Maraykanka iyo dhowr waddan oo waaweyn ,kuwaas oo dhaqaalahoodu uu soo korayo ,waxaana kamid ah Brazil, India iyo Russia.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu jiro isbeddel xagga sicir-bararka ah oo caalamiga ahhaddaana dalal \u00a0badan oo soo koraya ayaa wali la kulma sicir-barar sare, kharashyada amaahda oo sarreeya iyo cadaadiska lacagta.<\/p>\n<p>Sidoo kale xaaladaha shaqo ee fadhiidka ah iyo xasillooni darrada siyaasadeed ee dhaqaalaha soo koraya waxay keenayaan caqabado kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqaalaha adduunku wuu soo hagaagayaa laakiin caqabadaha heerka dulsaarka, arrimaha sii jira ee deynta, xiisadaha juqraafiyeed iyo khataraha cimilada ee sii xumaanaya ayaa ah kuwo weli jira , sida lagu sheegay warbixin ay dhowaan soo saartay Qaramada Midoobay. Warbixintaan oo cinwaan looga dhigay xaaladda dhaqaalaha adduunka iyo rajada laga filayo badhtamaha sannadka 2024-ka, waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":513277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513275"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513309,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513275\/revisions\/513309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}