{"id":513271,"date":"2024-05-16T21:08:40","date_gmt":"2024-05-16T18:08:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513271"},"modified":"2024-05-17T12:21:37","modified_gmt":"2024-05-17T09:21:37","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-gaadiidka-oo-kulan-la-yeeshay-siihayaha-safaaradda-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-gaadiidka-oo-kulan-la-yeeshay-siihayaha-safaaradda-shiinaha\/","title":{"rendered":"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo kulan la yeeshay sii hayaha\u00a0 Safaaradda Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia\u00a0 \ud835\udc07\ud835\udc28\ud835\udc27 \ud835\udc01\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27 \ud835\udc02\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22 aya maanta kulan heer sare ah la qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Ee Soomaaliya &#8211; \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc02\ud835\udc21\ud835\udc1e\ud835\udc27 \ud835\udc16\ud835\udc1e\ud835\udc27\ud835\udc1d\ud835\udc22 Waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo joogteynta taageerada dhinacyada horumarinta arrimaha Gaadiidka, waddooyinka iyo duulista rayidka, joogteynta tababaradda, tayeynta iyo sare u qaadista khibradda shaqaalaha.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale Agasime \ud835\udc01\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b\u00a0 uga mahad celiyey Safaaradda Shiinaha\u00a0 23 kamid ah shaqaalaha Wasaaradda, oo ay 10kii October, 2023 sanadkii hore ay u qaaday tababar ku saabsan arrimaha Gaadiidka, technology-adda iyo horumarinta waddooyinka iyo sidoo kale taareegarada joogtadaha oo ay ku bixiso Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>kulanka Agasimaha iyo Safiirka Waxa ku waheliyey Agasimaha Waaxda Maamulka iyo maliyada Agasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada Ee Wasaaradda.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240516_210624_980.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia\u00a0 \ud835\udc07\ud835\udc28\ud835\udc27 \ud835\udc01\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2b \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27 \ud835\udc02\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22 aya maanta kulan heer sare ah la qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Ee Soomaaliya &#8211; \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc02\ud835\udc21\ud835\udc1e\ud835\udc27 \ud835\udc16\ud835\udc1e\ud835\udc27\ud835\udc1d\ud835\udc22 Waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo joogteynta taageerada dhinacyada horumarinta arrimaha Gaadiidka, waddooyinka iyo duulista rayidka, joogteynta tababaradda, tayeynta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513271","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513271"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513305,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513271\/revisions\/513305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}