{"id":513264,"date":"2024-05-16T18:55:02","date_gmt":"2024-05-16T15:55:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513264"},"modified":"2024-05-16T18:55:02","modified_gmt":"2024-05-16T15:55:02","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-kuwait\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kuwait"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Manama ee dalka Baxrayn, Ra&#8217;lisul Wasaaraha dalka Kuwait Sheekh Axmed Cabdallah Al-Ahmad Al-Sabaax.<\/p>\n<p>Labada Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dalka iyo sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga ku saleysan walaaltinimada ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kuwait.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Manama ee dalka Baxrayn, Ra&#8217;lisul Wasaaraha dalka Kuwait Sheekh Axmed Cabdallah Al-Ahmad Al-Sabaax. Labada Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dalka iyo sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga ku saleysan walaaltinimada ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":513265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513264","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513266,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513264\/revisions\/513266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}