{"id":513197,"date":"2024-05-15T21:36:02","date_gmt":"2024-05-15T18:36:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513197"},"modified":"2024-05-15T21:36:02","modified_gmt":"2024-05-15T18:36:02","slug":"xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-adeegga-xogta-hawada-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-adeegga-xogta-hawada-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Xuska maalinta caalamiga ah ee adeegga xogta hawada oo Muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Maamulka iyo howlwadeennada Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa xusaya maalinta caalamiga ah ee Adeegga xogta iyo macluumaadka Hawada oo dunidda oo dhan laga dabaal-degga , laga soo billaabo 15 May sannadkii 1953, markaa oo Hay\u2019adda duulista Rayidka adduunka ICAO ay u aqoonsatay maalin caalami ah oo la xuso howlqabadka waaxyaha iyo howlwadeennada Adeegga xogta iyo macluumaadka hawada.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , ayaa sare u qaaday howlaha Adeegga xogta iyo macluumaadka Hawada, taa oo gacan ka gaysatay horumarinta adeegga Duulista Rayidka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201c Adeegga xogta iyo macluumaadka Hawada, wuxuu laf-dhabar u yahay Duulista Rayidka\u2026 howlwadeennada waaxdaa waxay si hagar la&#8217;aan ah u aruuriyaan, u maareynaya, una faafiyaan xog muhiim u ah duuliyayaasha, maamulayaasha hawada, iyo daneeyayaasha kale ee duulista. Doorkooda ayaa muhiim u ah ilaalinta badbaadada, hufnaanta, iyo isku halaynta ku duulista hawada.\u201d ayuu yiri maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka mudane Axmed Macallin Xasan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Maamulka iyo howlwadeennada Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa xusaya maalinta caalamiga ah ee Adeegga xogta iyo macluumaadka Hawada oo dunidda oo dhan laga dabaal-degga , laga soo billaabo 15 May sannadkii 1953, markaa oo Hay\u2019adda duulista Rayidka adduunka ICAO ay u aqoonsatay maalin caalami ah oo la xuso howlqabadka waaxyaha iyo howlwadeennada Adeegga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":513198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513197","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513199,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513197\/revisions\/513199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}