{"id":513168,"date":"2024-05-15T18:40:38","date_gmt":"2024-05-15T15:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513168"},"modified":"2024-05-15T18:40:38","modified_gmt":"2024-05-15T15:40:38","slug":"xujeydii-ugu-horeysay-oo-muqdisho-ka-baxay-oo-maanta-gaaray-dhulka-barakeysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xujeydii-ugu-horeysay-oo-muqdisho-ka-baxay-oo-maanta-gaaray-dhulka-barakeysan\/","title":{"rendered":"Xujeydii ugu horeysay oo Muqdisho ka baxay oo maanta gaaray dhulka barakeysan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa sagootiyey xujeydii ugu horeysay ee sanadkan gudanaya waajibaadka xajka, iyagoo ka ambabaxay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta shirkadda Daalo ayaa sheegay in xujeyda laga dajin doono magaalooyinka Madiina iyo Jidah, islamarkaana ay heli doonaan adeeg dhamaystiran oo ay hubisay wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS.<\/p>\n<p>Wasiir Mukhtaar ayaa xujeyda kula dardaarmay inay ilaaliyaan nidaamka iyo asluubta xajka, islamarkaana wasaaraddu ay ka shaqaynayso sidii camalka wanaagsan ee ay gudanayaan loogu fududeyn lahaa.<\/p>\n<p>Xujeyda ayaa goor dhow gaaray boqortooyada Sucuudiga, waxaana maalmaha soo socda dalka ka bixi doona duulimaadyo xiriir ah oo qaadaya xujeyda sanadkan 1445-ta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa sagootiyey xujeydii ugu horeysay ee sanadkan gudanaya waajibaadka xajka, iyagoo ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Mas&#8217;uuliyiinta shirkadda Daalo ayaa sheegay in xujeyda laga dajin doono magaalooyinka Madiina iyo Jidah, islamarkaana ay heli doonaan adeeg dhamaystiran oo ay hubisay wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":513169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513168","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513170,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513168\/revisions\/513170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}