{"id":513134,"date":"2024-05-15T13:04:49","date_gmt":"2024-05-15T10:04:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513134"},"modified":"2024-05-15T13:21:30","modified_gmt":"2024-05-15T10:21:30","slug":"maxkamadda-rafcaanka-gobolka-banaadir-oo-dil-toogasho-ah-ku-xukuntay-sayid-cali-macalin-daauud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-rafcaanka-gobolka-banaadir-oo-dil-toogasho-ah-ku-xukuntay-sayid-cali-macalin-daauud\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid-Cali Macalin Daa&#8217;uud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go\u2019aanka kiiska Sayid-Cali Macalin Daa\u2019uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa Axaddii soo gabagabeysay dhageysiga kiiskan, waxaana hore Maxkamadda gobolka Banaadir ay lixdii Maarso dil toogasho ah ugu xukuntay Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo ay racfaan ka qaateen qareennadiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Siciid Cali Maxamed oo daliishanaya caddaymaha kiiskan iyo aayadaha kusoo arooray dilka bareerka ah ee uu geysto qofka qaan gaarka ah ayaa ku dhowaaqay go\u2019aanka Maxkamadda oo ah in dil toogasho ah lagu fuliyo Sayid Cali kaas oo ah qisaasta Allaha u naxariistee Luul Cabdi Casiis.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go\u2019aanka kiiska Sayid-Cali Macalin Daa\u2019uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah. Maxkamadda ayaa Axaddii soo gabagabeysay dhageysiga kiiskan, waxaana hore Maxkamadda gobolka Banaadir ay lixdii Maarso dil toogasho ah ugu xukuntay Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud, kaas oo ay racfaan ka qaateen qareennadiisa. Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513134","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513134"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513139,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513134\/revisions\/513139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}