{"id":513099,"date":"2024-05-15T08:28:34","date_gmt":"2024-05-15T05:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513099"},"modified":"2024-05-15T08:29:37","modified_gmt":"2024-05-15T05:29:37","slug":"hayadaha-sodma-iyo-fcdo-iska-kaashanaya-howlaha-biniaaddannimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadaha-sodma-iyo-fcdo-iska-kaashanaya-howlaha-biniaaddannimo\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha SoDMA iyo FCDO oo iska kaashanaya howlaha bini\u2019aadannimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay\u2019adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Christopher Pycroft.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay howlaha ay SoDMA qabato iyo arrimaha la xariira awood dhiska, ka digista halis-wadareedyada iyo ka jawaabidda gurmadka deg-degga ah.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa sidoo kale looga hadlay sidii wada-shaqeyn dhow ay u yeelan lahayeen labada hay\u2019addood iyo sidii laysaga kaashan lahaa badqabka iyo badbaadinta dadka Soomaaliyeed si gaar ah digniinaha iyo xogaha quseeya abaaraha, saameynta isbeddelka cimillada iyo\u00a0 garab istaagga caruurta iyo haweenka si looga baaqsado xaalad adag oo soo wajahda buslshada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay\u2019adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Mudane Christopher Pycroft. Kulanka ayaa looga hadlay howlaha ay SoDMA qabato iyo arrimaha la xariira awood dhiska, ka digista halis-wadareedyada iyo ka jawaabidda gurmadka deg-degga ah. Shirkan ayaa sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513099","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513099"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513104,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513099\/revisions\/513104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}