{"id":513090,"date":"2024-05-14T19:26:18","date_gmt":"2024-05-14T16:26:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513090"},"modified":"2024-05-14T19:26:18","modified_gmt":"2024-05-14T16:26:18","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-la-dagaalamaya-burcadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-la-dagaalamaya-burcadda\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir oo la dagaalamaya burcadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmad Diiriye (Yabooh ) Taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir G\/sare Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha qayta guud ee ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir G\/sare Muxudiin Warbac ayaa galabta kulan la yeeshay saraakiisha qaybta galbeed ee ka kala tirsan Boliiska iyo nabadsugida gobolka Banaadir, wuxuuna shir ka dhacay xarunta Ddgmada Dharkeenley.<\/p>\n<p>Shirkaas oo ku saabsanaa wada shaqeybta laamaha amniga iyo wax ka Qabashada arrimaha Dhaca ee baryahaan Ku Soo Kordhey Qeybta galbeed ee Gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G\/sare Mahdi Cumar Muumin ayaa ku amaaney wada shaqeynta ka dhaxeysa Saraakiisha dhammaan laamaha amniga, isagoo xaqiijiyey in xoogga la saaro ladagaalanka burcada caadeysatey dhacDa dadweynaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmad Diiriye (Yabooh ) Taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir G\/sare Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha qayta guud ee ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir G\/sare Muxudiin Warbac ayaa galabta kulan la yeeshay saraakiisha qaybta galbeed ee ka kala tirsan Boliiska iyo nabadsugida gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":513091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513090"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513090\/revisions\/513092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}