{"id":513071,"date":"2024-05-14T13:17:26","date_gmt":"2024-05-14T10:17:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513071"},"modified":"2024-05-14T13:17:31","modified_gmt":"2024-05-14T10:17:31","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu dhiibay ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Aadan Isxaaq Iidow\u00a0 oo Magaciisa afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Ayuub dheere )\u00a0 ayaa Isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60-aad.<\/p>\n<p>Ayuub dheere muddo 7-sano ah khawaarijta u qaabbilsanaa Jabhadda, isagoo ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay gobollada, Shabeellaha hoose iyo Bakool.<\/p>\n<p>Aadan ayaa ka hadlay sababta ku kalliftay in khawariijta uu isaga soo baxo, wuxuuna sheegey in ay ka been sheegaan Diinta Islaamka cadaalad darro iyo dhibaatada ay Shacabka Soomaaliyeed ku hayaan.<\/p>\n<p>Ayuub Dheere ayaa ugu dambayn baaq udiray dhallinyarada ku jirta Khawariijta ee horey loo qalday, isagoo ugu baaqay in ay isaga soo baxaan oo ay dowladda isku soo dhiibaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Aadan Isxaaq Iidow\u00a0 oo Magaciisa afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Ayuub dheere )\u00a0 ayaa Isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60-aad. Ayuub dheere muddo 7-sano ah khawaarijta u qaabbilsanaa Jabhadda, isagoo ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay gobollada, Shabeellaha hoose iyo Bakool. Aadan ayaa ka hadlay sababta ku kalliftay in khawariijta uu isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513072,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513071","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513073,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513071\/revisions\/513073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}