{"id":513022,"date":"2024-05-14T08:39:11","date_gmt":"2024-05-14T05:39:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513022"},"modified":"2024-05-14T08:39:11","modified_gmt":"2024-05-14T05:39:11","slug":"booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-kooxo-burcad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-oo-gacanta-kusoo-dhigay-kooxo-burcad-ah\/","title":{"rendered":"Booliska oo gacanta kusoo dhigay kooxo burcad ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku qabtay laba nin oo watay Toorreeyo iyo Mooto Bajaaj, isla markaana dhac u geysanayay shacabka ku nool xaafado ka mid ah degmadaas.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in dadkii ay taleefoonnada ka dhaceen ay deg deg u war-geliyeen Booliska, taasi oo fududeysay in raggaan lagu soo qabto howlgal ay fuliyeen ciidamada ka howlgala saldhigga Dooliska ee degmada Waaberi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku qabtay laba nin oo watay Toorreeyo iyo Mooto Bajaaj, isla markaana dhac u geysanayay shacabka ku nool xaafado ka mid ah degmadaas. Booliska ayaa sheegay in dadkii ay taleefoonnada ka dhaceen ay deg deg u war-geliyeen Booliska, taasi oo fududeysay in raggaan lagu soo qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513022","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513024,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513022\/revisions\/513024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}