{"id":513010,"date":"2024-05-13T18:43:11","date_gmt":"2024-05-13T15:43:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=513010"},"modified":"2024-05-13T18:43:33","modified_gmt":"2024-05-13T15:43:33","slug":"muqdisho-oo-lagu-soo-gabagabeeyey-banbax-diyaarinta-istiraatiijiyadda-bahda-cadaaladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-oo-lagu-soo-gabagabeeyey-banbax-diyaarinta-istiraatiijiyadda-bahda-cadaaladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyey Banbax diyaarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Waxa maanta si guul leh noogu soo gabagaboobay Banbaxa diyaarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya waxaana soo xiray kulanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya, mudane Bashe Axmed Yuusuf.<\/p>\n<p>Banbaxan oo qabsoomay intii u dhaxaysay 11-Maajo ilaa 13-Maajo 2024 ayaa kulmiyay hoggaanka bahda Cadaaladda federaalka iyo maamul goboleedyada si ay u lafaguraan horumarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya ee 2025-2030.<\/p>\n<p>Inta uu socday shirka ayaa waxaa laga soo saaray natiijooyinka<\/p>\n<ol>\n<li>Wakiillada ka socday dhammaan qeybaha bahda Cadaaladda ayaa wadaagay kana dooday aragtiyahooda ku aaddan mustaqbalka nidaamka cadaaladda Soomaaliyeed.<\/li>\n<li>Ka-qaybgalayaashu waxay falanqeeyeen qeybaha nidaamka cadaaladda ee si wanaagsan u shaqeeya iyo kuwa u baahan in lagu sameeyo isbeddel.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Shirka ayaa ku soo gabagaboobay ballanqaad ay sameeyeen Hoggaanka bahda Cadaaladda Soomaaliya, iyagoo ballanqaaday inay hirgeliyaan hindisayaasha istiraatiijiyadeed ee laga wada hadlay. Tani waxay muhiim u tahay abuurista Soomaaliya cadaalad, sinnaan iyo adkaysi leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Waxa maanta si guul leh noogu soo gabagaboobay Banbaxa diyaarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya waxaana soo xiray kulanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya, mudane Bashe Axmed Yuusuf. Banbaxan oo qabsoomay intii u dhaxaysay 11-Maajo ilaa 13-Maajo 2024 ayaa kulmiyay hoggaanka bahda Cadaaladda federaalka iyo maamul goboleedyada si ay u lafaguraan horumarinta Istiraatiijiyadda bahda Cadaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":513011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-513010","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=513010"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":513014,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/513010\/revisions\/513014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/513011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=513010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=513010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=513010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}