{"id":512925,"date":"2024-05-12T11:00:39","date_gmt":"2024-05-12T08:00:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512925"},"modified":"2024-05-12T12:47:16","modified_gmt":"2024-05-12T09:47:16","slug":"maxkamadda-racfaanka-g-banaadir-oo-markii-3-aad-maanta-dhageysaneyso-kiis-sayid-cali-oo-ku-eedeysan-in-uu-gubay-xaaskiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-racfaanka-g-banaadir-oo-markii-3-aad-maanta-dhageysaneyso-kiis-sayid-cali-oo-ku-eedeysan-in-uu-gubay-xaaskiisa\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Racfaanka G\/Banaadir oo markale maanta dhageysaneysa kiiska Sayid Cali oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maalintii seddaxaad dhageysaneyso kiisa Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo ku eedeysan in\u00a0gubay xaaskiisa.<\/p>\n<p>Fadhiga maanta ayaa ah kii ugu dambeeyay ee dhageysiga kiiskan,waxaana fadhigii hore maxkamadda la horkeenay marqaatiyaal iyo muqaalo laga duubay guriga Marxuumadda lagu gubay<\/p>\n<p>Maanta ayaa waxaa qorshuhu yahay in la dhageysto difaaca qareenada eedeysanaha oo fadhigii ugu dambeeyey maxkamaddu ku iclaamisay.<\/p>\n<p>Ehelka labada dhinac iyo Dadweyne ayaa goobjoog ahaan doono dhageysiga Maxkamada Racfaanka G\/Banaadir<\/p>\n<p>Dhawaan Maxkamadda Racfaanka G\/Banaadir waxaa kasoo bixi doono xukunka Sayid Cali oo bulshada Soomaaliyeed indhaha ku wada heyso,kal horana Maxkamadda G\/Banaadir ayaa dil toogasho ku xukuntay,balsa uu racfaan ka qaatay.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240512_105452_833.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maalintii seddaxaad dhageysaneyso kiisa Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa&#8217;uud oo ku eedeysan in\u00a0gubay xaaskiisa. Fadhiga maanta ayaa ah kii ugu dambeeyay ee dhageysiga kiiskan,waxaana fadhigii hore maxkamadda la horkeenay marqaatiyaal iyo muqaalo laga duubay guriga Marxuumadda lagu gubay Maanta ayaa waxaa qorshuhu yahay in la dhageysto difaaca qareenada eedeysanaha oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512925"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512930,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512925\/revisions\/512930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}