{"id":512922,"date":"2024-05-12T10:46:45","date_gmt":"2024-05-12T07:46:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512922"},"modified":"2024-05-12T10:46:45","modified_gmt":"2024-05-12T07:46:45","slug":"shirka-diyaarinta-istaratijiyadda-bahda-cadaaladda-oo-maalintii-labaad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-diyaarinta-istaratijiyadda-bahda-cadaaladda-oo-maalintii-labaad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda oo maalintii labaad galay."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirka banbaxa diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo hal-ku-dhig looga dhigay bilowga geeddi-socodka horumarinta Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda Soomaaliya ee 2025-2030.<\/p>\n<p>Shirweynaha waxaa qeyb ka ah Wasaaradda Cadaaladda, Xeer Ilaalinta Guud, Suleiman, iyo dhammaan hoggaamiyeyaasha bahda cadaaladda, ee heeer federaal iyo mid dowlad goboleedba.<\/p>\n<p>Banbaxa waxaa tan iyo shalay ka socda aqoon-isweydaarsiyo xooggan iyo fadhiyo wadashaqeyn ah, kuwaas oo bud dhig u ah istiraatiijiyada bahda cadaaladda Soomaaliya oo dhammaystiran oo ka tarjumeysa rajada iyo baahiyaha dhammaan ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Banbaxan ayay ka qeyb-galayaasha sheegeen inay gacan ka geysaneyso ilaalinta sharciga iyo kor-u-qaadista maamul wanaagga, taasoo dadka Soomaaliyeed u horseedi doonto horumar dhanka Cadaaladda ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirka banbaxa diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo hal-ku-dhig looga dhigay bilowga geeddi-socodka horumarinta Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda Soomaaliya ee 2025-2030. Shirweynaha waxaa qeyb ka ah Wasaaradda Cadaaladda, Xeer Ilaalinta Guud, Suleiman, iyo dhammaan hoggaamiyeyaasha bahda cadaaladda, ee heeer federaal iyo mid dowlad goboleedba. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512922","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512924,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512922\/revisions\/512924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}