{"id":512885,"date":"2024-05-11T17:18:44","date_gmt":"2024-05-11T14:18:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512885"},"modified":"2024-05-11T17:24:41","modified_gmt":"2024-05-11T14:24:41","slug":"512885-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/512885-2\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo safar shaqo ku joogay Kenya ayaa dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay 6-da ilaa 11-ka May, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa intii uu joogay Kenya waxa uu kulamo kala duwan la qaatay madaxda dalkaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale la kulmay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas oo uu uga warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha ganacsi iyo qorshaha Xukuumadda DanQaran ee la xiriira dowlad-dhiska Soomaaliya.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240511_171649_960.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya muddadii u dhexeysay 6-da ilaa 11-ka May, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa intii uu joogay Kenya waxa uu kulamo kala duwan la qaatay madaxda dalkaas oo ay ka wada hadleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":512886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1243],"class_list":{"0":"post-512885","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-xamse-oo-safar-shaqo-ku-joogay-dalka-kenya-ayaa-dalka-dalka-dib-ugu-soo-laabtay"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512885"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512885\/revisions\/512891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}