{"id":512827,"date":"2024-05-10T15:03:22","date_gmt":"2024-05-10T12:03:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512827"},"modified":"2024-05-10T15:09:26","modified_gmt":"2024-05-10T12:09:26","slug":"khudbadda-madaweynaha-jfs-ee-ku-aadan-xuska-maalinta-midowga-europe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khudbadda-madaweynaha-jfs-ee-ku-aadan-xuska-maalinta-midowga-europe\/","title":{"rendered":"Khudbadda Madaweynaha JFS ee ku aadan Xuska Maalinta Midowga Europe"},"content":{"rendered":"<p>Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan\u201d-<\/p>\n<p>Waxa aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan halkan oo ah magaalada Muqdisho uga dabaal degayno maalinta Midowyga Yurub, waan ku faraxsanahay in aan halkan idinla joogo dhamaantiin munasabadan gaarka ah waayo dawladda waxa ay si weyn u dareensan tahay in Midowga Yurub, dawladaha xubnaha ka ah iyo hay\u2019adahoodaba ay xulufo muhiim ah u yihiin Soomaaliya xilliyada wanaagsan iyo xilliyada xunba sidoo kale.<\/p>\n<p>Midowga Yurub waxa uu taageeraya in Soomaaliya awood ahaan ay sameyso hurumar, anagana waa uga mahadcelineynaa sidoo kale. Soomaaliya istiratiji ahaan ahaan Meesha ay ku taalo iyo qurba-joogeeda waxtarka leh ee ku nool\u00a0 dowladaha xubnaha ka\u00a0 Midowga Yurub waxa ay u diyaar u yihiin iney sameeyaan xiriir xoogan iyaga iyo EU-ga oo wadajira.<\/p>\n<p>Waxaan qabnaa fursada aan ku sii wadi karno inaan ku sameyno hurumar iyo barwaaqo, ma ahan kaliya dalalkeena balse heer caalami ah sidoo kale.<\/p>\n<p>Ka go\u2019naashaheena ah inaan dhisno hay\u2019ado awood leh kuwaas oo qaadi karo mas\u2019uuliyadda muwaadiniinteena Soomaaliya jooga waa mid xoogan, waxa aan sidoo kale dhaqaajinay hanaanka wax ka bedel dastuurka oo taarikha ah, taasi oo astaan u ah ka go\u2019naashaheena qawaaniinta dimuqradiyada iyo nidaamka sharciga.<\/p>\n<p>Ka sokow iney jiraan caqabado iyo kala aragti duwanaansho, waxa aan weli wadnaa inaan kala hadalno dhinacyo badan oo kala duwan si aan u xaqiijino wadar-ogolnimada, waxa aad nooga go\u2019an inaan ka guul gaarno dadaalkeena ku aadan in aan qabano doorashoyin qaran oo toos ah. Soomaaliya waa in ay laabta bogga\u00a0 doorashooyin dadban.<\/p>\n<p>Ii ogalaada in aan tafaasiil dheeri ah ka bixiyo in aan mudnaan aan siineyno oo wadalna ka galeyno xalka si loo sameeyo doorashooyin toosan, waa mid xoog leh oo biyo kama dhibcaan ah, in baaqi lagu sii ahaado xaaladan Somaliya daw uma aha.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee soo socda waxa uu muhiim u yahay safarkeena aan ku xoojineyno ka go\u2019naashaheena nidaam dimuqraadi ah, lana qaabeeya dariiq loogu socon karo.<\/p>\n<p>Hogaankeyga, waxa aan mudnaan siinay wadashaqaynta inaga oo\u00a0 dhiira-gelineyna wadahadalo joogta ah si loo dhiso wax la isla ogol yahay oo u dhaxeeya daneeye-yaasha siyaasada go\u2019aanka kuleh.<\/p>\n<p>Hadafkeenu waa la helaa ka qayb dimuqradi ah xilliga ka guurka taasi oo awood siineysa muwaadin kasta ayna xaqiijineyso in codkooda la maqlo heer kasta oo nidaamka dowliga ah. Dadka Soomaaliyeed iyo Qarankuba waxa ay noqon doonaan kuwa guuleysta dimuqradiyadeyntan cusub, ma ahan mashruuc uu qof ama kooxi leeyahay oo meel kamida Soomaaliya joogta.<\/p>\n<p>Halganka aan uga jirno hurumarka nabadgelyo, si gaara dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa naga go\u2019aan ah , ka sokow caqabadaha jira, waa ay naga go\u2019an tahay inaan xoojino dadaalkeena leh istaratijiyada cad oo aan ku qaadayno mas\u2019uuliyado badan oo amniga dalka ah.<\/p>\n<p>Waa raadineynaa taageerada dawladaha ciidanka ka jooga Soomaaliya oo sidoo kale qaabeynaya marxalada Amne ee ATMIS.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, ma dafari karno caqabadaha aanu wajahayno oo ay ku jirta gar-darada Itoobiya ee ka dhanka ah madax-banaanideedana iyo midnimadeena dhuleed, weli xitaa iyadoo gar-daradaa jirta, waxan u doodnay oo weli naga go\u2019an inaan tixgelino in si nabbad gelyo sharuucda caalamiga ah lagu xaliyo arrimahan.<\/p>\n<p>Midowga Yurub waa tusaalaha uga haboon marka ay timaad waxa lagu guuleysan marka ay jiraan ka go\u2019naasho iyo damac dhab ah oo lagu wadaaga mustaqbal guud kaas oo udub u ah qiyam xoogan iyo in laga dhabeeyo nabbad waarta, lana hormariyo hrumarka bulsho ee dhaqaale.<\/p>\n<p>Waxa aan cashar barin karnaa sida uu u dhisan yahay dhaqaalaha iyo nidaamka dawli ee Yurub, si gobalka geisha Africa iyo qaarada inteeda kale loo aamusiyo qoryaha loona furo baal cusub oo lagu gaarsiin karo bushadeena hurumar waara.<\/p>\n<p>Geba-gebadii, aniga oo ku hadlayna dawladayda iyo dadka Soomaaliyeed, Waxa aan jecelaystay inaan u hambalyeeyo hogaanka Midowga Yurub, dawladaha xubnaha ka ah iyo muwaadiniintaba munasabadda maalinta Yusub 2024.<\/p>\n<p>Inta aan dhameynay eraygayga, waxan jecelaan lahaa inaan u xaqiijiyo saaxibadeena caalamiga ah in \u2018Doorasho qof iyo cod\u2019 waa wax aan laga wada hadleyn, waana hadaf\u00a0ay Soomaaliya leedahay maanta, waxaa lamida dagaalka ka dhanka ah argagixiso, iyadana sdioo kale lagama gor-gortami karo oo waa wax uu dalkan leeyahay.<\/p>\n<p>Waxaa jira caqabado badan iyo dhibaatooyin aan qabno basle waxa naga go\u2019an waa ay cad yihiin waa ayna xoogan yihiin si loo baabi\u2019iyo argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khudbadda Madaweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay u qorneyd sidatan\u201d- Waxa aan filayaa in aad dhamaantiin wanaagsan tihiin, maadaama aan halkan oo ah magaalada Muqdisho uga dabaal degayno maalinta Midowyga Yurub, waan ku faraxsanahay in aan halkan idinla joogo dhamaantiin munasabadan gaarka ah waayo dawladda waxa ay si weyn u dareensan tahay in Midowga Yurub, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512827","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512829,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512827\/revisions\/512829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}