{"id":512815,"date":"2024-05-10T11:26:20","date_gmt":"2024-05-10T08:26:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512815"},"modified":"2024-05-10T11:26:20","modified_gmt":"2024-05-10T08:26:20","slug":"agaasimaha-guud-ee-maaliyadda-xfs-arrimaha-dhaqaalaha-ee-dalka-waxaa-laga-sameeyey-horumar-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-maaliyadda-xfs-arrimaha-dhaqaalaha-ee-dalka-waxaa-laga-sameeyey-horumar-badan\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Maaliyadda XFS &#8220;Arrimaha dhaqaalaha ee dalka waxaa laga sameeyey horumar badan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS <strong>Suleymaan Sheekh Cumar \u00a0<\/strong>oo manta ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixisay Kobcinta dhaqaalaha iyo dhameystirka adeegyada lagama maarmaanka u ah ee bulshada,gaar ahaan kuwa ku xiran kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha waxa uu xusay in lagu guuleystay shuruuc dhanka dhaqaalaha ah oo wax ka taraya maamulka maaliyadda ururinta dakhliga, iibka iyo qandaraasyada,kheyraadka ku jira dhulka iyo arrimaha Kalluumeysiga.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Maaliyadda waxa uu u mahadceliyay dowladaha iyo hey\u2019adaha caalamla ee gacanta ka geystay in Sooaaliya ay mar kale ku istaagto cagaheeda,isla markaana ay wax la qeybsato dowladaha caalamka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qabanay shaqo muhiim ah oo loo qaaday dhanka maaliyadda,taasina \u00a0waxaa laga dareemi karaa kobaca dhaqaalaha ee dalka&#8221;ayuu yiri Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda <strong>Suleymaan Sheekh Cumar<\/strong>.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS Suleymaan Sheekh Cumar \u00a0oo manta ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladdu ay dadaal ku bixisay Kobcinta dhaqaalaha iyo dhameystirka adeegyada lagama maarmaanka u ah ee bulshada,gaar ahaan kuwa ku xiran kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka. Agaasimaha waxa uu xusay in lagu guuleystay shuruuc dhanka dhaqaalaha ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512815","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512815"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512818,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512815\/revisions\/512818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}