{"id":512812,"date":"2024-05-10T10:26:23","date_gmt":"2024-05-10T07:26:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512812"},"modified":"2024-05-10T10:26:23","modified_gmt":"2024-05-10T07:26:23","slug":"xubno-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibey-ciidanka-nabadsugidda-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibey-ciidanka-nabadsugidda-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed."},"content":{"rendered":"<p>Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Xubnahan isu soo dhiibay laamaha ammaanka ayaa Khawaarijta uqaabilsanaa dhanka Jabhadaha,waxayna kasoo qeyb-qaateen dagaallo ka\u00a0 kala dhacay\u00a0 Gobolada Dalka.<\/p>\n<p>Dhallinyaradaan isa so dhiibay ayaa ugu baaqay saaxibadooda kale ee \u00a0weli ka tirsan khawaarijta inay isaga soo bahaan maleeedhiyaadka arxanka daran.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanaayey xubnaha ka soo goosanaya argagixisada ee ka soo haray fikirka gurracan ee Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed. Xubnahan isu soo dhiibay laamaha ammaanka ayaa Khawaarijta uqaabilsanaa dhanka Jabhadaha,waxayna kasoo qeyb-qaateen dagaallo ka\u00a0 kala dhacay\u00a0 Gobolada Dalka. Dhallinyaradaan isa so dhiibay ayaa ugu baaqay saaxibadooda kale ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512812","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512813,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512812\/revisions\/512813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}