{"id":512804,"date":"2024-05-10T08:41:25","date_gmt":"2024-05-10T05:41:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512804"},"modified":"2024-05-10T08:44:40","modified_gmt":"2024-05-10T05:44:40","slug":"in-ka-badan-boqol-kun-oo-ka-qaxay-dagaalada-ka-socda-rafac-ee-u-dhaxeeya-israel-iyo-xamas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-boqol-kun-oo-ka-qaxay-dagaalada-ka-socda-rafac-ee-u-dhaxeeya-israel-iyo-xamas\/","title":{"rendered":"In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaalada ka socda Rafac ee u dhaxeeya Israel iyo Xamas"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada Israa&#8217;iil iyo taangiyadooda oo ku sii qulqulaya magaalada aadka u camiran.<\/p>\n<p>Qiyaastii 80,000 oo falastiiniyiin ah ayaa ka qaxay Rafah, kumanaan kalena waxay isku diyaarinayaan inay ka baxaan magaaladaasi ,iyadoo la tilmaamayo in duulaanka dhulka ee Israa&#8217;iil uu kor u sii kacayo.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa La wareegay \u00a0xuduudka Rafah ,iyagoo sadexdii cisho ee la soo dhaafay \u00a0xayiray gelitaanka gargaarka Gaza ,waxayna cuuryaamiyeen hawlihii bini\u2019aadanimo Qaramada Midoobay ayaa sidaa ku doodday.<\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa sheegay in ay haystaan dhammaan hubka ay uga baahan yihiin duulaanka dhulka ee Rafah ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu sheegay in aysan siin doonin hub lagu weeraro magaalada Rafac.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 34,904 qof ayaa lagu dilay Gaza,78,514 kalena waxaa lagu dhaawacay weerarrada Israa\u2019iil ee bilowday 7-dii Oktoobar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada Israa&#8217;iil iyo taangiyadooda oo ku sii qulqulaya magaalada aadka u camiran. Qiyaastii 80,000 oo falastiiniyiin ah ayaa ka qaxay Rafah, kumanaan kalena waxay isku diyaarinayaan inay ka baxaan magaaladaasi ,iyadoo la tilmaamayo in duulaanka dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512804"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512808,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512804\/revisions\/512808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}