{"id":512773,"date":"2024-05-09T17:13:47","date_gmt":"2024-05-09T14:13:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512773"},"modified":"2024-05-09T17:13:47","modified_gmt":"2024-05-09T14:13:47","slug":"taliye-sulub-oo-shirguddoomiyey-shirka-amniga-caasimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-sulub-oo-shirguddoomiyey-shirka-amniga-caasimada\/","title":{"rendered":"Taliye Sulub oo shirguddoomiyey Shirka Amniga Caasimada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):- <\/strong>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/guuto Sulub Axmed Firin, Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimada, Kaas oo Lagu Qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Inta shirka uu Socday waxaa looga hadlay\u00a0 waxyaabihii u qab-soomay isbuucaan hay\u2019adaha amaanka iyo sidii loo sii wadi-lahaa howlaha amni ee socda.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G\/ Sare Macalin Mahdi ayaa ka warbixiyaya Xaalada Guud ee Amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda, isagoo Shirka ka sheegay inay ciidanku Ka hortagateen dhagar-qabayaal katirsan\u00a0 Khawaarijta oo Caasimada ka fulin rabay Falal lid ku ah Amniga magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyeed S\/guuto Sulub Axmed Firin oo shirka ka hadlay ayaa ugu mahad-celiyay Saraakiisha iyo ciidanka shaqada adag oo ay ka hayaan Caasimada iyo Banaankeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/guuto Sulub Axmed Firin, Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Caasimada, Kaas oo Lagu Qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Inta shirka uu Socday waxaa looga hadlay\u00a0 waxyaabihii u qab-soomay isbuucaan hay\u2019adaha amaanka iyo sidii loo sii wadi-lahaa howlaha amni ee socda. Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G\/ [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512774,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512773","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512775,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512773\/revisions\/512775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}