{"id":512677,"date":"2024-05-08T13:52:17","date_gmt":"2024-05-08T10:52:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512677"},"modified":"2024-05-08T13:58:46","modified_gmt":"2024-05-08T10:58:46","slug":"wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-ku-xigeenka-ergayga-gaarka-ah-ee-xoghayaha-qm","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-ku-xigeenka-ergayga-gaarka-ah-ee-xoghayaha-qm\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha QM"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku-simaha Raysal Wasaaraha, ahna Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Mudane Raisedon Zenenga oo booqasho ugu yimid xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Wasiirka, ayaa booqashada uga mahadceliyay Ku-xigeenka Ergayga, kuna soo dhaweeyay Soomaaliya iyo shaqada cusub ee uu dalka ka bilaabay.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa ka wadahadlay gacansiinta Qaramada Midoobay ee bahda Caddaaladda Soomaaliya, taageero siinta dhab adeegga Cadaaladda, gaarsiinta adeeg caddaaladeed deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo hannaanka dhamaytika Dastuurka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa adkeeyay ka go\u2019naanshaha xukuumadda Dan Qaran ee hirgelinta hannaanka doorashooyinka si shacabka Soomaaliyeed u doorto madaxdiisa iyo mudnaan siinayta kobcinta awoodda bahda cadaaladda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku-simaha Raysal Wasaaraha, ahna Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Mudane Raisedon Zenenga oo booqasho ugu yimid xafiiskiisa. Wasiirka, ayaa booqashada uga mahadceliyay Ku-xigeenka Ergayga, kuna soo dhaweeyay Soomaaliya iyo shaqada cusub ee uu dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512677\/revisions\/512679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}