{"id":512672,"date":"2024-05-08T13:19:15","date_gmt":"2024-05-08T10:19:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512672"},"modified":"2024-05-08T13:19:33","modified_gmt":"2024-05-08T10:19:33","slug":"wasiirka-cali-xoosh-oo-shacabka-ku-boorriyay-in-ay-u-dhego-nuglaadaan-farriimaha-ku-saabsan-halista-fatahaadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cali-xoosh-oo-shacabka-ku-boorriyay-in-ay-u-dhego-nuglaadaan-farriimaha-ku-saabsan-halista-fatahaadaha\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xoosh oo shacabka ku boorriyay in ay u dhego-nuglaadaan farriimaha ku saabsan halista fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed si joogta ah loola wadaago xaaladdaha fatahaadaha si ay uga feejignaadaan khatar ku iman karta noloshooda iyo hantidooda.<\/p>\n<p>Wasiir Xoosh oo warbixinno ku saabsan xaaladda fatahaadaha dalka ka dhagaystay howl wadeennada hay\u2019adda SoDMA waaxdeeda gurmadka degdegga ah ayaa shacabka Soomaaliyeed ee deggan webiyada Jiinkooda iyo togoggaba ku adkeeyay in ay u dhego-nuglaadaan farriimaha digniinta ah iyo talooyinka ka imaanaya khubarada Hey\u2019adda SoDMA.<\/p>\n<p>Mudane Cali Xoosh, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya waxaa uu ugu baaqay hay\u2019adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka in ay si dhow ula socdaan xaaladda ayna u diyaar garoobaan saamaynta ka dhalan karta fatahaadaha ay sababaan roobabka la filayo in ay dalka ka da\u2019aan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed si joogta ah loola wadaago xaaladdaha fatahaadaha si ay uga feejignaadaan khatar ku iman karta noloshooda iyo hantidooda. Wasiir Xoosh oo warbixinno ku saabsan xaaladda fatahaadaha dalka ka dhagaystay howl wadeennada hay\u2019adda SoDMA waaxdeeda gurmadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512672","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512672","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512672"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512676,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512672\/revisions\/512676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}