{"id":512660,"date":"2024-05-08T10:06:50","date_gmt":"2024-05-08T07:06:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512660"},"modified":"2024-05-08T10:09:41","modified_gmt":"2024-05-08T07:09:41","slug":"wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-loo-magacaabay-afhayeen-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-loo-magacaabay-afhayeen-cusub\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo loo magacaabay Afhayeen cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha khawaarijta ah waxa uu Xiddigle Abuukar Maxamed Xasan Maxamuud u magacaabay Afhayeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Jeneraal, Cabdullaahi Cali Caanood kaga mahad-celiyay, kuna ammaanay shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa Afhayeenka Cusub kula dardaarmay dardargalinta waajibaadka shaqada\u00a0 Qaran ee loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha khawaarijta ah waxa uu Xiddigle Abuukar Maxamed Xasan Maxamuud u magacaabay Afhayeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Wasiirka ayaa Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Jeneraal, Cabdullaahi Cali Caanood kaga mahad-celiyay, kuna ammaanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512660"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512665,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512660\/revisions\/512665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}