{"id":512640,"date":"2024-05-08T08:12:03","date_gmt":"2024-05-08T05:12:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512640"},"modified":"2024-05-08T08:12:51","modified_gmt":"2024-05-08T05:12:51","slug":"sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-shir-ku-saabsan-dardar-gelinta-howlaha-gurmadka-deg-dega-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-muqdisho-ku-qabatay-shir-ku-saabsan-dardar-gelinta-howlaha-gurmadka-deg-dega-ah\/","title":{"rendered":"SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira gurmadka deg-degga ah.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa si gaar ah loogu lafa guray sidii la iskaga kaashan lahaa gurmadka deg degga ah iyo isku-duwidda dhammaan howlaha la xariira gurmadka deg degga ah.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa loogu tala galay xoojinta wada shaqeynta Hay\u2019addaha kala duwan ee dowladda iyo Hey\u2019adaha ay shaqo wadaagta yihiin, waxaana maal galiyay Hay&#8217;adda UNICEF.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira gurmadka deg-degga ah. Shirkan waxaa si gaar ah loogu lafa guray sidii la iskaga kaashan lahaa gurmadka deg degga ah iyo isku-duwidda dhammaan howlaha la xariira gurmadka deg degga ah. Shirkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512640"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512640\/revisions\/512644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}