{"id":512533,"date":"2024-05-07T08:47:08","date_gmt":"2024-05-07T05:47:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512533"},"modified":"2024-05-07T08:47:08","modified_gmt":"2024-05-07T05:47:08","slug":"wasaaradda-qorsheynta-xfs-iyo-hayadda-usaid-oo-muqdisho-ku-qabtay-kulan-looga-hadlayay-dib-u-eegistii-hiigsiga-horumarinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-qorsheynta-xfs-iyo-hayadda-usaid-oo-muqdisho-ku-qabtay-kulan-looga-hadlayay-dib-u-eegistii-hiigsiga-horumarinta\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo hay\u2019adda USAID oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay dib u eegistii hiigsiga horumarinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo Madaxa Hay\u2019adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee Soomaaliya, Sheri-Nouane Duncan-Jones, ayaa si wadajir ah u qabtay kulanka Dib-u-eegistii Hiigsiga Horumarinta USAID.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa lagu soo bandhigay guulo muhiim ah oo la gaaray sanadkii la soo dhaafay oo ay gacan ka geysatay hay\u2019adda USAID ee dhinaca horumarinta, waxaana dib loo xaqiijiyay sida ay USAID iyo Dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay in ay horumariyaan himilooyinka horumarineed ee wadajirka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankan oo ahaa kii ugu horreeyay ee Muqdisho lagu qabto ayaa waxaa ka qayb galay wakiillo ka socday Wasaaradaha Maaliyadda, Beeraha, Arrimaha Gudaha, Kaluumaysiga, Xannaanada Xoolaha, Waxbarashada iyo Caafimaadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Ahna Ku-simaha Wasiirka, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo Madaxa Hay\u2019adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee Soomaaliya, Sheri-Nouane Duncan-Jones, ayaa si wadajir ah u qabtay kulanka Dib-u-eegistii Hiigsiga Horumarinta USAID. Kulankan ayaa waxaa lagu soo bandhigay guulo muhiim ah oo la gaaray sanadkii la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512535,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512533\/revisions\/512535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}