{"id":512500,"date":"2024-05-06T16:09:36","date_gmt":"2024-05-06T13:09:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512500"},"modified":"2024-05-06T16:09:36","modified_gmt":"2024-05-06T13:09:36","slug":"wasiir-xoosh-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-dowladda-ingiriiska-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xoosh-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-dowladda-ingiriiska-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir Xoosh oo kulan la yeeshay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mike Nithavrianakis.<\/p>\n<p>Inta uu kulanku socday, arrimaha looga hadley waxaa ugu muhiim Sanaa;\u00a0 Dib u xoreynta, Xasillinta iyo soo kabashada hore, dib-u-heshiisiinta iyo qorshayaasha doorasho ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Safaaradda Britain ayaa xaqiijisay inay ka go\u2019an tahay inay si dhow ula shaqeyso, isla markaana ay taageerto ajendayaasha iyo waxyaabaha mudnaanta u leh dowladda Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mike Nithavrianakis. Inta uu kulanku socday, arrimaha looga hadley waxaa ugu muhiim Sanaa;\u00a0 Dib u xoreynta, Xasillinta iyo soo kabashada hore, dib-u-heshiisiinta iyo qorshayaasha doorasho ee dowladda Soomaaliya. Ugu dambayn, Safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512500","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512502,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512500\/revisions\/512502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}