{"id":512476,"date":"2024-05-06T11:30:56","date_gmt":"2024-05-06T08:30:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512476"},"modified":"2024-05-06T11:30:56","modified_gmt":"2024-05-06T08:30:56","slug":"wasaaradda-deegaanka-xfs-oo-ku-baaqday-in-laga-fogaado-hareeraha-wabiga-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-deegaanka-xfs-oo-ku-baaqday-in-laga-fogaado-hareeraha-wabiga-shabeelle\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah ee uu ku fataho wabiga, iyadoo ugu baaqday shacabka halkaas ku dhaqan inay ka fogaadaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada.<\/p>\n<p>Qoraalka ay wasaaradda soo saaratay ayaa u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>Goobahan ayaa helay roobabkii ugu badnaa sida ay sheegtay wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\ud835\udc07\ud835\udc22\ud835\udc2b\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc1a\ud835\udc1b\ud835\udc1e\ud835\udc1e\ud835\udc25\ud835\udc25\ud835\udc1e Beledweyne, Jalalaqsi, Jowhar (144mm)<\/p>\n<p>\ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc26\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc2e\ud835\udc20 Galkacyo, Dhuusamareeb iyo Hobyo (128.7mm)<\/p>\n<p>\ud835\udc0f\ud835\udc2e\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1d Galdogob, Garoowe iyo Boosaaso: (128.7mm)<\/p>\n<p>\ud835\udc09\ud835\udc2e\ud835\udc1b\ud835\udc1b\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1d Gedo; Baardheere, Doolow, Garbahaarey: (110mm)<\/p>\n<p>\ud835\udc12\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc1a \ud835\udc12\ud835\udc22\ud835\udc2d\ud835\udc22\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc24\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udfce5 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc32 \u2013 \ud835\udfcf\ud835\udfd0\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc32 \ud835\udfd0\ud835\udfce\ud835\udfd0\ud835\udfd2<\/p>\n<p>&lt;Roobab u dhaxeeya \ud835\udfd3\ud835\udfce\ud835\udc26\ud835\udc26 \ud835\udc22\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc1a \ud835\udfcf\ud835\udfd0\ud835\udfce\ud835\udc26\ud835\udc26 ayaa la filayaa in ay ka da\u2019aan magaalooyinka kala duwan ee Dalka, waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p>\ud835\udc09\ud835\udc2e\ud835\udc1b\ud835\udc1b\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1d Jilib, Kismaayo, Afmadow, Bu&#8217;aale, Badhaadhe (100-120mm)<\/p>\n<p>\ud835\udc0f\ud835\udc2e\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1d Eyl, agagaarka Garoowe, iyo dhanka Boosaaso (50-100mm<\/p>\n<p>\ud835\udc0a\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc27\ud835\udc1f\ud835\udc2e\ud835\udc2b \ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1b\ud835\udc1e\ud835\udc1e\ud835\udc1d (Baydhabo, Xuddur (50-100mm)<\/p>\n<p>Sidoo kale, Heerkulka dalka oo dhan ayaa la filayaa inuu u dhexeeyo \ud835\udfd0\ud835\udfd7-\ud835\udfd1\ud835\udfd5\u00b0\ud835\udc02<\/p>\n<p>Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne, cabirka wabiga ayaa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ee uu ku fataho wabiga. Sidaas daraadeed, Waxaan ugu baaqeyna shacabka in ay ka dheeradaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada..<\/p>\n<p>Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa warbixintan diyaarisay<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240506_112738_612.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-512477 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0000-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-512478\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0002-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0002-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240506-WA0002.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah ee uu ku fataho wabiga, iyadoo ugu baaqday shacabka halkaas ku dhaqan inay ka fogaadaan goobaha biyo mareenada sida wabiyada iyo dooxyada. Qoraalka ay wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512479,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512476\/revisions\/512479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}