{"id":512417,"date":"2024-05-05T08:51:55","date_gmt":"2024-05-05T05:51:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512417"},"modified":"2024-05-05T09:44:18","modified_gmt":"2024-05-05T06:44:18","slug":"howlgal-lagu-dilay-horjoogayaal-iyo-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-ka-dhacay-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-lagu-dilay-horjoogayaal-iyo-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta-oo-ka-dhacay-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Howlgal lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60aad ayaa xalay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Sarmaan Dheere iyo Mooro Bus-Bus ee Gobalka Baay ku khaarajiyay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Horjooge Cabdullaahi Aliyow iyo Ahmed Najiib Cabdisalaan ayaa kamid ah khawaarijta lagu laayay howgallada qorshaysan ee ka dhacay gobolka Baay ee dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka ayaa lacago baad ah ka qaadi jiray deegaannadan iyo waddooyinka isku xira gobollada Baay iyo Gedo, iyadoo laga furtay hub-kii ay shacabka ku dhibaateyn jireen.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaqan deegaannadaas iyo kuwa isticmaala waddooyinka isku xira Baay iyo Gado ayaa soo dhaweeyey howgalkan, iyagoo sheegay in maleeshiyaadkan shacabka ka qaadi jireen lacago baad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-512425 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0001.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0001.jpg 540w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0001-169x300.jpg 169w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-512426\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000-860x483.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG-20240505-WA0000.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60aad ayaa xalay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Sarmaan Dheere iyo Mooro Bus-Bus ee Gobalka Baay ku khaarajiyay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta. Horjooge Cabdullaahi Aliyow iyo Ahmed Najiib Cabdisalaan ayaa kamid ah khawaarijta lagu laayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512417"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512427,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512417\/revisions\/512427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}