{"id":512311,"date":"2024-05-03T11:09:27","date_gmt":"2024-05-03T08:09:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512311"},"modified":"2024-05-03T13:39:58","modified_gmt":"2024-05-03T10:39:58","slug":"wasiirka-shaqada-xfs-oo-ka-hadlay-arrimmo-khuseeyay-shaqaalaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-xfs-oo-ka-hadlay-arrimmo-khuseeyay-shaqaalaha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada XFS oo ka hadlay arrimmo khuseeyay shaqaalaha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim \u00a0oo maanta ka qeyb galay Barnaamujka kulanka ee toddobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo ee u dambeeyay ay dowladdu xoogga saartay Sidii loo sameyn lahaa shaqo abuur ay inta badan ka faa\u2019iideysteen dhallinyarada wax baratay ee ku sugan dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Kawarheynta Shaqaalaha Soomaaliyeed dowladda waxay u tahay mid ahmiyad gaar ah u leh,sidaa daraadeed waa muhiim in kor loo qaado aqoonta iyo tababaridda shaqaalaha Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa xusay in Shaqaalaha Soomaaliyeed ay u baahan yihiin dabasocod joogto ah, tababar joogto ah,ja warqab joogto aj iyo tirokoob joogto ah si looga miro dhaliyo ayuu yiri hadafka ama qorshaha dowladda ee ku aadan xaaladaha shaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada XFS \u00a0ayaa sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay ama ay ku dadaali doonto sidii dhallinyarada logu sameyn lahaa fursado shaqo oo kaafiya noloshooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Shaqada XFS Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim \u00a0oo maanta ka qeyb galay Barnaamujka kulanka ee toddobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in labadii samo ee u dambeeyay ay dowladdu xoogga saartay Sidii loo sameyn lahaa shaqo abuur ay inta badan ka faa\u2019iideysteen dhallinyarada wax baratay ee ku sugan dalka. &#8220;Kawarheynta Shaqaalaha Soomaaliyeed dowladda waxay u tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512311","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512311"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512311\/revisions\/512322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}