{"id":512308,"date":"2024-05-03T10:32:34","date_gmt":"2024-05-03T07:32:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512308"},"modified":"2024-05-03T10:32:34","modified_gmt":"2024-05-03T07:32:34","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-beeraha-xfs-oo-riyadh-kaga-qeybgalay-shirka-beeraha-ee-wadamadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-beeraha-xfs-oo-riyadh-kaga-qeybgalay-shirka-beeraha-ee-wadamadda-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha XFS oo Riyadh kaga qeybgalay shirka Beeraha ee wadamadda Carabta \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha &amp; Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u qabsoomay wasiirafa Beeraha ee wadamadda Carabta<\/p>\n<p>Shirkaan oo ah kii 38-aad ee wadamada Carabta waxaa loogu hadlay hormarinta Beeraha iyo sidii la isaga kaashan lahaa dhibaatooyinka ay wajahayaan beeraleyda dalalkaasi.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa wasaradda beeraha soomaaliya ku matalayay Wasiiru-dowlaha iyo sidoo kale xubno khuburo ah oo wasaaradda ka tirsan, waxaana ay kaga hadleen hormaradda beeraha iyo Sidii loo garab istaagi lahaa Beeraleyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Asad ayaa shirka kusoo bandhigay Muhiimadda beeraha ay leeyihiin iyo caqabadaha ay la kulmaan beeraleyda soomaaliyeed ,gaar ahaan Isbaddalka Cimilada, fatahaadaha iyo Anyaxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Beeraha &amp; Waraabka XFS Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed ayaa Magaaladda ee dalka Sacuudi Carabiya ku shirgudoomiyey kulan u qabsoomay wasiirafa Beeraha ee wadamadda Carabta Shirkaan oo ah kii 38-aad ee wadamada Carabta waxaa loogu hadlay hormarinta Beeraha iyo sidii la isaga kaashan lahaa dhibaatooyinka ay wajahayaan beeraleyda dalalkaasi. Shirkan ayaa waxaa wasaradda beeraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512308","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512308"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512309,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512308\/revisions\/512309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}